CiyaaroWargeyska Sportsmail Ayaa qiimeysay Xulalka Ugu Cadcad Koob Aduunka Ee Qatar

Wargeyska Sportsmail Ayaa qiimeysay Xulalka Ugu Cadcad Koob Aduunka Ee Qatar

Tartanka loogu jiro hanashada koobka aduunka dalka Qatar ee sanadkan ayaa si weyn loogu saadalinayaa xulalka koonfurta America,

ka dib natiijooyin xumo soo food saartay Afar ka mid ah xulalka Yurub ugu magaca weeyn ayaa keentay in qaarada yurub sanadkaan saameyn badan ku yeela doonin koobka aduunka sida qabiiryahaanada qaar qabaan

Spain, Germany, France iyo England ayaa la kulmay khasaarooyin usbuucii hore taas oo shaki galisay fursadahooda tartanka Qatar sanadkan.

Dhanka kale xulalka Brazil iyo Argentina ee Koonfurta Ameerika ayaa ku riyaaqaya nasasho caalami ah oo guul ku dhammaaday usbuucaan iyagoo badiyay dhamaan kula madooda

Si kastaba ha ahaatee Xulalka Koonfurta Ameerika ee Brazil iyo Argentina ayaa loo badinayaa ineey sanadahan qaadi doonaan iyadoo qul America koob aduun ugu danbeysay labaatan sano

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme