Mikel Arteta ayaa wajahay saxaafada ka dib markii uu soo idlaaday kulankii Arsenal ee
Arteta oo ka hadlay dhaawacii Gabriel ayaa yiri” ma garanayo inta uu la egyahay, laakiin wuu ordi kari waayay. ma garanayo jilibka ama canqowga halka uu yahay dhaawaciisa. waxaan hadda qiimaynaynaa xaaladiisa.
Arteta oo sidookale ka hadlay dhaawaca Timber ayaa yiri” waxaan u maleynayaa inaan sameynay wax walba oo aan kari karnay. aad bay u adkeyd inuu sii ciyaaro, si lamid ah Gabi waa qiimeyn doonaa isna xaaladiisa.Dhaawacyada Arsenal ayaa wali soo socda, iyagoo hadda lumiyay kaalmaha sare ee Premier League, kadib labadii kulan ee ugu dambeeyay oo ay hal dhibic kaliya heleen.