CiyaaroWARBIXIN: Bale, Aubameyang, Torres & 10-ka Saxiix Ee Ugu Qaalisan Maalinta Ugu...

WARBIXIN: Bale, Aubameyang, Torres & 10-ka Saxiix Ee Ugu Qaalisan Maalinta Ugu Dambaysa Suuqa Kala Iibsiga Oo La Soo Saaray

Xilli ay fooda inagu soo hayso saacadii uu xidhmayay suuqa kala iibsiga xagaaga, waxa jrta saxiixyo badan oo la filayo in ay dhacaan ka hor inta uuna xidhmin suuqa xagaaga.

Kooxaha premier League iyo kuwa kale ee yurub ayaa u dadaalaya sidii ay u dhamaystiri lahaayeen saxiixyada ay doonayaan in ay ku xoojiyaan kooxdooda.

Xiddigo badan ayaa la filayaa in ay kooxo cusub ku biiraan maanta kana mid yihiin Pierre-Emerick Aubameyang, Youri Tielemans & Mykhaylo Mudryk.

Laakiin lama oga saxiixa noqon doona midka ugu qaalisan maalinta ugu dambaysa suuqa kala iibsiga xagaaga sanadkan.

Sida caadada ah waxa jira xiddigo badan oo baanka loo jabiyay maalinta ugu dambaysa suuqa kala iibsiga xagaaga sanadihii ugu dambeeyay.

Hadaba sawirkan hoose kaga bogo 10-ka saxiix ee ugu qaalisan maalinta ugu dambaysa suuqa kala iibsiga :

https://img.particlenews.com/image.php?url=0IDbXf_0hcsdRvu00

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme