
Soo koobid
- Real Madrid ayaa isha ku haysa inay qiimo dhimis ku sameyso heshiiska Reece James
- Man Utd ayaa ku qasbanaan doonta inay bixiso 80 milyan ginni Caicedo (Insider Kubadda Cagta)
- Liverpool ayaa isha ku haysa badalka khadka dhexe kadib markii ay qaboojisay baacsiga Jude Bellingham (The Times)
Saddex kooxood oo Premier League ah ayaa baacsanaya xiddiga PSV Simons
Sawirada Getty
Arsenal,Chelsea iyo Liverpool ayaa liiska ku jira xiddiga khadka dhexe ee PSV Xavi Simons sida uu sheegayFichajes .
19-sano jirkaan ayaa dhaliyay 17 gool 49 kulan oo uu saftay isagoo 14 ka mid ah uu horyaalka yimid, taasoo ka dhigeysa gooldhaliyaha wadajirka ah ee Anastasios Douvikas.
Liverpool ayaa isha ku haysa xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Lyon ee Barcola
-
-
–
Udinese ayaa qarka u saaran inay Brenner kala soo wareegto Cincinnati FC
Milan ma dhaqaajin doonto qiimaha lagu burburin karo iibka Dest
-
Real Madrid ayaa isha ku haysa inay qiimo dhimis ku sameyso heshiiska Reece James
Real Madrid ayaa dib u soo cusbooneysiin doonta xiisaha ay u qabto xiddiga Chelsea Reece James xagaaga, waxaana ay rajeynayaan inay qiimo dhimis ku sameeyaan, sida laga soo xigtay Marca .
Blues ayaa ku qasbanaan doonta in ay jarto kooxdeeda bararsan, Madrid ayaana ku fikiraysa inay James kula soo wareegto kaliya 44 milyan ginni (€50m).