- Advertisement -
- Advertisement -
Soo koobid
- City ayaa heshiis shaqsi ah la gaartay Gvardiol (Romano)
- Dalabka saddexaad ee Man United Mount waa la diiday
- Manchester United oo miiska soo saartay dalabkii saddexaad ee Mount
Chelsea Edouard Mendy ayaa qarka u saaran inuu ku biiro Al-Ahli
Bayern ayaa ugu cadcad inay Mount ka soo degto Chelsea
Bayern Munich ayaa soo gashay tartanka loogu jiro saxiixa Mason Mount iyadoo Manchester United laga yaabo inay soo afjarto baacsiga ay ugu jirto saxiixiisa sida laga soo xigtay The Guardian .
Bayern waxa ay ku heli kartaa Mount qiimo aad uga jaban maadaama laga yaabo in Blues ay hoos u dhigto dalabkooda koox ajnabi ah. Hadii Man Utd ay isaga baxdo tartanka waxa ay u badantahay in ay raacdo Moises Caicedo kaas oo ah xiddig ku jira liiska uu Erik ten Hag doonayo.
- Advertisement -