CiyaaroWar Degdeg ah: Kooxda Barcelona Ayaa Dhamaystirtay Saxiixa Marcos Alonso.

War Degdeg ah: Kooxda Barcelona Ayaa Dhamaystirtay Saxiixa Marcos Alonso.

Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga daafaca ka ciyaara ee Marcos alonso

Xiddiga Marcod Alonso ayaa si xor ah ugu biiray kooxda Barcelona isaga oo ka mid noqday saxiixyada ay samaysay kooxda Barcelona.

Kooxda Barcelona ayaa la filayaa in ay subaxda Jimcaha si Rasmi ah u soo bandhigto xiddiga reer Spain kadib markii ay heshiis ka saxiixatay.

Xiddiga Marcod Alonso ayaa xagaagan oo dhan lala xidhiidhinayay kooxda Barcelona iyada oo kooxda reer Catalan doonaysay saxiixiisa.

Alonso ayaa ugu dambayn ku laabtay horyaalka La Liga waxana uu ku biiray kooxda Barcelona inkasta oo uu ka soo baxay akademiyada Barcelona.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme