CiyaaroWar Dagdag ah, Xiddigii hore ee Everton Diniyar Bilyaletdinov ayaa loogu yeeray...

War Dagdag ah, Xiddigii hore ee Everton Diniyar Bilyaletdinov ayaa loogu yeeray inuu ka dagaalamo safka hore ee Ukraine,

Ciyaaryahankii hore ee Everton Diniyar Bilyaletdinov ayaa loogu yeeray inuu kasoo qeyb galo dagaalka ciidamada Ruushka ay kula jiraan dalka Ukraine

Warkan ayaa yimid ka dib markii Vladimir Putin uu amar ku bixiyay abaabul ciidan oo uu qayb ka yahay xiddiga

dhanka kale  xiddiga Bilyaletdinov aabihiis ayaa xaqiijiyay in wiilkiisa uu horay uga soo shaqeeyay militariga

Isagoo la hadlaya daabacaadda Ruushka ee Sport24, Diniyar aabihiis, Rinat Bilyaletdinov, ayaa shaaca ka qaaday in wiilkiisa la qoray.

Go’aankan ayaa keenay in ragga da’da milateriga ah ee horay uga tirsanaan jiray ciidamada xoogga dalka, isla markaana leh taqasus ciidan oo gaar ah ay waajib ku tahay in la diyaariyo.

37-sano jirkaan ayaa seddex sano u ciyaarayay kooxda Everton horyaalka Premier League

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme