CiyaaroWar dagdag ah, GRAHAM POTTER Ayaa Aqbalay In Uu Noqdo Tababaraha Cusub...

War dagdag ah, GRAHAM POTTER Ayaa Aqbalay In Uu Noqdo Tababaraha Cusub Ee Chelsea.

Tababaraha Graham Potter ayaa markii ugu horeysay wadahadalo la yeeshay madaxda Blues Arbacadii, saacado uun ka dib markii la ceyriyay macalinkii ku guuleystay Champions League ee Thomas Tuchel

Milkiilaha chelsea ee Todd Boehly ayaan iska lumin wakhti kadib markii uu shaqada ka caydhiyay Thomas Tuchel waxana uu isla markiiba u dhaqaaqay saxiixa tababare Graham Potter.

Tababare Graham Potter ayaa ogolaaday in uu noqdo tababaraha cusub ee chelsea kadib markii uu heshiis la gaadhay kooxda chelsea.

Tababaraha ayaa haatan isku diyaarinaya in uu qabto shirkiisii ugu horeeyay ee chelsea kadib markii uu ogolaaday in uu ku biiro kooxda Blues.

Wargayska Daily Mail ayaa sheegaya in uu tababaruhu hogaamin doono kulanka Fulham Chelsea la leedahay

Yaa Potter wajihi doona shantiisa kulan ee ugu horeeya

Tababaraha cusub ee Graham Potter shantiisa kulan ee ugu horeeyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme