CiyaaroWar dagdag ah, Chelsea Oo Shaqada Ka Ceyrisay Tababare Thomas Tuchel.

War dagdag ah, Chelsea Oo Shaqada Ka Ceyrisay Tababare Thomas Tuchel.

Maamulka Chelsea ayaa shaqada ka cayrisay tababare Thomas Tuchel kadib qaab ciyaareed niyad jab leh oo uu ku bilaabay xilli ciyaareedkan kooxda

Chelsea ayaa 10 dhibcood ka heshay shan kulan oo ay ciyaareen xilli ciyaareedkan, ka dib markii ay ku qarash gareeyeen suuqa kala iibsiga inta ugu badan– £278.4 million ($319.9m/€323m).

Laakiin Tuchel ayaa natiijooyin xun ku hogaamiyay kooxda chelsea xilli ciyaareedkan

Sidoo kale Chelsea ayaa guuldaro kala kulantay kooxda Dinamo Zagreb xallay kulankoodii ugu horeeyay ee tartanka champions League ee xilli ciyaareedka

Chelsea ayaa haatan soo saarta warbixin ay ku xaqiijisay in ay shaqada ka caydhisay tababaraha reer Germany kadib sida xun ee ay ku bilaabatay xilli ciyaareedkaan kooxda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme