CiyaaroWAALI: Supercomputer Oo Saadaalin Wax Kale Ah Ka Sameeyay Sida Uu Ku...

WAALI: Supercomputer Oo Saadaalin Wax Kale Ah Ka Sameeyay Sida Uu Ku Dhamaan Doono Premier League Xilli Ciyaareedkan, Ilaa Adiga Ayaa Yaabaya

Xilli ciyaareedka premier League ayaa si fiican ku bilowday iyada oo haatanba jiraan kooxo is muujiyay waliba soo bandhigay awoodooda.

Inkasta oo uu wali xilli ciyaareedku bilow yahay isla markaas aan la saadaalin karin hadana supercomputer ayaa sameeyay saadaalin muran badan dhalisay.

supercomputer ayaa kooxda Arsenal u saadaaliyay ku guulaysiga horyaalka premier League xilli ciyaareedkan kadib markii ay si fiican ku bilaabatay xilli ciyaareedka.

Arinta kale ee muranka badan dhalisay ayaa ah in ay Brighton u soo bixi doonto champions League xilli ciyaareedka dambe isla markaas ku dhamaysan doonto kaalinta 3-aad.

Kooxda Liverpool ayuu u saadaaliyay in ay markii ugu horaysay intii uu Klopp tababaraha u noqday in ay seegi doonto champions Legaue kuna dhamaysan doonto kaalinta 5-aad.

Chelsea ayuu supercomputer u saadaaliyay in ay ku dhamaysan doonto kaalinta 10-aad halka uu Man United u saadaaliyay kaalinta 7-aad ee premier League.

Football Web Pages' supercomputer

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme