CiyaaroWaa Kuma Xiddiga U Ciyaara Man United Ee La Xaqiijiyay In Uu...

Waa Kuma Xiddiga U Ciyaara Man United Ee La Xaqiijiyay In Uu Dhaawacmay Ciyaartii Xallay.

Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa xaqiijiyay in uu Kabtanka Man United ee Harry Maguire ku dhaawacmay kulankii ugu dambeeyay ee xulka England.

Xiddiga Maguire ayaa dhamaystay kulankii uu xulka England bar-baraha 3/3 ah la galay xulka Germany kulan ka tirsanaa kulankii ugu dambeeyay ee labada xul ka hor koobka adduunka.

Gareth Southgate ayaa xaqiijiyay in uu Harry Maguire ku dhaawacmay daqiqiadihii ugu dambeeyay ee kulankii Germany laakiin uu xiddigu go’aansaday in uu sii wado ciyaarta.

Harry waxa uu dareemay dhaawac daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaarta”ayuu tababarhaa England yidhi.

Laakiin waxa uu go’aansaday in uu sii wato ciyaarta maadama ay dhamaan ku dhawayd ciyaartu”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme