CiyaaroWaa Kuma Xiddiga U Ciyaara Arsenal Ee La Bar-Bar Dhigay Lionel Messi.

Waa Kuma Xiddiga U Ciyaara Arsenal Ee La Bar-Bar Dhigay Lionel Messi.

Xiddiga khadka dhexe ee England Jude Bellingham ayaa saaxiibkiis iyo xiddiga Arsenal Bukayo Saka barbar dhigay Lionel Messi kadib qaab ciyaareedkii wacnaa ee uu soo bandhigay kulankii Germany ee Nations League.

Da’yarka Borussia Dortmund ayaa faallo ah “Leo” ka bixiyay sawir saka ah oo la soo dhigay Instagram-ka kadib ciyaarta.

Saka ayaa door muhiim ah ka qaatay in uu xulkiisa England bar-baro 3/3 ah la halo xulka Germany kadib markii uu badal ku soo galay ciyaarta iyada oo oo gool lagu leeyahay xulkiisa.

Xiddiga Saka ayaa badal ku soo galay ciyaarta daqiiqadii 66-aad laakiin waxa uu soo  bandhigay qaab ciyaareed fiican iyada oo dhamaan 3 gool yimaadeen markii uu isagu badal ku soo galay ciyaarta.

Saka ayaa bogo Instagram-ka soo dhigay qoraal uu fariin ugu dirayo taageerayaasha xulkiisa isaga oo yidhi”Waxa aan muujinay shaqsiyada weyn waxana aan u qalanay in aan badani”.

Bellingham ayaa oo ka fal celiyay qoraalka Saka ayaa ugu jawaabay”Leo”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme