Friday, December 8, 2023
More
    HomeCiyaaraha MaantaWaa Kuma Marc Guiu? 17 Jirkii Xalay Guusha Ku Hoggaamiyey Barcelona

    Waa Kuma Marc Guiu? 17 Jirkii Xalay Guusha Ku Hoggaamiyey Barcelona

    Waxay u muuqanaysay ciyaar ku dhamaanaysa barbarro goolal la’aan ah oo ay ku qanacsan yihiin labada kooxood ee Barcelona iyo Athletic Bilbao, waxaana uu Xavi Hernandez go’aansaday in uu dadka baro Marc Guiu oo uu mashquuliyo ciyaartoyda Athletico dhamaadkii ciyaarta, laakiin qorshuhu sidaas ma noqon, waxaana uu Marc Guiu dhaliyey gool cajiib ahaa oo guul ku hoggaamiyey kooxdiisa.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    Must Read