CiyaaroUgu danbeen Chelsea ayaa soo wareegtay weeraryahanka Barcelona Pierre-Emerick Aubameyang.

Ugu danbeen Chelsea ayaa soo wareegtay weeraryahanka Barcelona Pierre-Emerick Aubameyang.

Chelsea waxa ay wacdaro ka dhigtay suuqa kala iibsiga ee xalay soo xermay waxa ayna sidoo kale la soo wareegeen Aubameyang

Hishiiska wiilka reer Gabon ee Chelsea ayaa gaaraya laba sanno waxaana ku jira qodob ah in mid dheeraad ah uu ku dari karo

Aubameyang  horay ayuu uga ciyaaray PL iyadoo 5 sano uu ku qaatay Arsenal ka hor inta January sanadkaan ku biirin Barcelona

Chelsea ma sheegin qiimaha kaga baxday Aubameyang balse warar ayaa sheegaya inay gaareyso 12 milyan oo euro

Barcelona nasib wacan ayay u rajeeyeen Aubameyang waxa ayna u sheegeen in mar waliba Barca tahay hoygiisa

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme