CiyaaroUEFA Oo Soo Saartay Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Champions League

UEFA Oo Soo Saartay Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Champions League

Waxa la soo afjaray kulamadii 3-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League iyada oo la ciyaaray kulamo waaweyn oo xiiso leh.

Kooxaha Juventus, Liverpool, Real madrid, Man City, chelsea, Bayern Munich iyo kooxo kale ayaa dhamaantood guulo muhiim ah ka gaadhay kulamadii ay ciyaareen.

Kooxaha Barcelona, PSG, Atletico Madrid iyo kooxo kale ayaa sidoo kale natiijooyin Niyad jab leh kala baxay kulamadii todobaadkan ee tartanka champions League.

Waxa jira xiddigo qaab ciyaareed heer sare ah soo bandhigay kulamadii la ciyaaray Salaasadii iyo Arbacadii ee ka tirsanaa tartanka champions League.

UEFA ayaa soo saartay shaxda ugu fiican todobaadka champions League iyada oo adeegsanaysa xiddigaha qaab ciyaareedka fiican soo bandhigay kulamadii la ciyaaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme