CiyaaroTottenham iyo Xiriirka FIFA ayaa cambaareeyay cunsurinimada,lagula Kacay Xiddiga 'Richarlison

Tottenham iyo Xiriirka FIFA ayaa cambaareeyay cunsurinimada,lagula Kacay Xiddiga ‘Richarlison

Tottenham Hotspur ayaa cambaareysay
cunsuriyadda lagu la kacay xidigeyda Richarlison kuna tilmaamtay arintaas wax laga yaqyaqsoodo’ ka dib markii moos looga soo tuuray tarabuunka ciyaartii Brazil ay la ciyaareysay Tunisia.

Weeraryahanka ayaa u dabaaldegayay waqtigaa gool uu ka dhaliyay xulka Tunisia taasoo caro ku beertay taageerayaasha xulka Tunisia kuna tuureen moos iyo walxo waheliya ciyaar saaxiibtinimo oo ka dhacday Parc des Princes

Muuqaal la soo bandhigay ayaa muujinayay xiddiga khadka dhexe ee kooxda Manchester United Fred oo laadya mooska xilli ciyaartoyda Brazil ay la dabaal dagayeen Richarlison.

Spurs ayaa taageero u fidisay ciyaaryahankeeda qoraal ay soo dhigtay barteeda twitter-ka oo u qornaa sidan: “Waan ka naxnay cunsurinimada Richarlison ee kulankii xalay ee Brazil iyo Tunisia.

“Tani boos kuma laha kubada cagta, ama meel kasta. Waa ku garab taaganahay, Richy.’

dhanka kale FIFA ayaa bayaan ay soo saartay ku xaqiijisay inay baaritaan ku sameyn doonto dhacdadaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme