CiyaaroThierry Henry Oo Sharaxay Sababta Uu Mbappe Uga Fiican yahay Haaland,

Thierry Henry Oo Sharaxay Sababta Uu Mbappe Uga Fiican yahay Haaland,

Haaland iyo Mbappe labaduba waxay laba gool dhaliyeen markii group stage-ka ee Champions League habeenimadii Talaadada.    Henry oo falanqeynayay ciyaarahaas ayaa la weeydiyay mid ka mid ah weeraryahanada uu jeclaan lahaa inuu ka mid noqdo kooxdiisa

Thierry Henry ayaa ku jawaabay isagoo qoslaya, inuu aaminsan yahay Kylian Mbapp kana fiican yahay Erling Haaland maadaama uu wax abuuri karo Kylian Mbappe balse Haaland uu sidaa aheeyn

“isagoo hadalkiisa sii wato ayuu yidhi, Mbappe waa kubad abuure dhameystiran balse Haaland sidaa ma,ahan mana abuuri karo kubadda, Henry ayaa ku yiri wargeeyska CBS sidaa.

Mbappe waxa uu ka ciyaari karaa midig iyo bidix, waxa uu sidoo kale ka ciyaari karaa dhexda, laakiin Haaland waxa uu ka ciyaari karaa oo kaliya weerarka”.

Haaland ayaa dhaliyay labo gool kulankii ay Manchester City 4-0 kaga badisay Sevilla iyadoo Kevin De Bruyne iyo Phil Foden ay caawiyeen. Dhanka kale, Mbappe ayaa isagana sidoo kale dhaliyay labo gool kulan ay PSG kaga hor timid kooxda Juventus wareega groupyada ee champions league.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme