CiyaaroTen Hag Oo Fariin U Diray CR7 Iyo Casemiro , Anotny-na Ma...

Ten Hag Oo Fariin U Diray CR7 Iyo Casemiro , Anotny-na Ma Ciyaarayaa Kulanka Arsenal?

Tababaraha Man United ee Ten Hag ayaa aaminsan in kooxdiisa noqoneyso mid xooggan marka Ronaldo iyo Casmeiro ay %100 diyaarsan yihiin

United ayaa xalay hal gool waxa ay kaga badiyeen Kooxda leicester City kulan ka tirsanaa wareegga 5-aad ee horyaalka Ingiriiska

BT Sport ayuu Ten Hag ka yiri ” waa talaabo kale oo aan horay u qaadnay , waan ku faraxsanahay, waxaana kulankaas muujinnay isbiirad xooggan iyo awood dheeri ah,

“Haatan waxa jira kulamo ay tahay in aan si wacan u shaqeyno kaliya taasi waxa ay ku xeran tahay in Ronaldo iyo Camsero jir ahaan diyaarsan yihiin ayuu hadalkiisa sii raaciyay

Mar uu ka hadlayay saxiixa cusub ee United xiddiga Antonay waxa uu Ten Hag yiri ” waan arkeynaa in kulanka axadda u ciyaari karo , aan aragno horta  sida uu tababarka ku noqdo”.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme