CiyaaroTartanka Gool Dhalinta Horyaalka La Liga Oo Meel Xiiso Leh Maraya

Tartanka Gool Dhalinta Horyaalka La Liga Oo Meel Xiiso Leh Maraya

Waxa la ciyaaray todobaadkii 4-aad ee horyaalka La Liga iyada oo ay kooxaha waaweyn gaadheen guulo muhiim ah.

Real Madrid ayaa guul ka gaadhay kooxda Real Betis kulan xiiso lahaa iyada oo uu Benzema guul ku hogaamiyay kooxdiisa.

Barcelona ayaa u jawaabtay Real iyaga oo guul weyn ka gaadhay kooxda Sevilla kulan dhinac kaliya lahaa iyada oo uu Lewandowski uu sii wado wacdaraha uu ku bilowday.

Xiddiga kooxda Celta Vigo ee Iago Aspas ayaa hogaaminaya Gool dhalinta horyaalka La Liga kadib markii la ciyaaray 4 kulan Isaga oo leh 5 gool.

Xiddiga Barcelona ee Robert Lewandowski ayaa sii wada wacdaraha uu ka dhigayo La Liga isaga oo dhaliyay goolkiisii 5-aad ee horyaalka La Liga.

Hadaba halkan hoose kaga bogo Liiska xiddigaha goolasha ugu badan ka dhaliyay La Liga.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme