CiyaaroTababare Ancelotti oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha uga qeyb galaya tartanka UEFA...

Tababare Ancelotti oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha uga qeyb galaya tartanka UEFA Champions League kulanka RB Leipzig.

Macallinka Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa shaaciyey diiwaanka xiddigaha naadigiisa uga qeyb galaya kulanka habeen dambe RB Leipzig ee tartanka UEFA Champions League

Kooxda xafidanaysa Koobka horyaallada Yurub ee Champions League ayaa xiddigaha ugu qeyb galaya  kulanka habeen dambe RB Leipzig, waxaa dhanka weerarka ka hoggaaminaya Eden Hazard, Vinícius Júnior iyo Rodrygo.

Haddaba halkaan hoose ka eeg diiwaanka xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb galaya kulanka RB Leipzig ee tartanka UEFA Champions League:

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme