CiyaaroTababaraha Arsenal Arteta ayaa xusay in  uu adag yahay kulanka ay axadda...

Tababaraha Arsenal Arteta ayaa xusay in  uu adag yahay kulanka ay axadda wajahayaan United.

Tababaraha Arsenal ee Arteta ayaa xusay in  uu adag yahay kulanka ay axadda ku wajahayaan United garoon keeda old trafford

Waxanu yidhi Kulan waliba ee EPL ah wa adag yahay , koox waliba aad la ciyaareyso kulankeeda waa adag yahay mana filayo in wax ka duwan taasi ay dhaceyso kulanka United”.

Mar la weydiiyay muhiimadda ay leedahay in Old Trafford ku soo badiyaan axadda” ayuu ku jawaabay wax cusub ma aha, horay ayaan ugu soo badinnay waxaana haatan ku qasbanannahay in aan sidaas sameyno , waan isku kalsoonahay”

waan ogahay ineey hishiisyo muhiim ah ay soo sameeyen hadana waxaan leeyahay waa aynu tartameynaa” ayuu sii raaciyay macalinka Arsenal

Waxaa xusid mudan in Arsenal  ay wada badiyeen 5-ta kulan ee ay illaa haatan ka ciyaareen horyaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme