CiyaaroSUPERCOMPUTER ayaa saadaaliyay safka England ee kulanka furitaanka koobka aduunka

SUPERCOMPUTER ayaa saadaaliyay safka England ee kulanka furitaanka koobka aduunka

Supercomputer ayaa saadaaliyay sida ay noqon doonto shaxda ugu horaysa ee uu xulka England kaga hor tagi doonaan xulka Iran.

Xulka England ayaa bilaaban doona koobka adduunka 21 bisha November ee soo socota iyaga oo la ciyaari doona xulka Iran.

Xulka ayaa haysta xiddigo badan oo fiican oo heer caalami ah kuwaas oo xulka ku hogaamin kara ku guulaysiga koobka adduunka.

Xiddigo fiican oo Tayo leh ayaa ka mid ah xiddigaha xulka England u matali doona koobka adduunka.

Hadaba halka hoose kaga bogo shaxda uu Supercomputer saadaaliyay in uu xulka England kaga hor tagi doono xulka Iran.

England have been predicted to line up in a 5-2-3 formation

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme