CiyaaroSterling ayaa noqonaya caawa ciyaaryahankii shanaad ee u safta seddex kooxood oo...

Sterling ayaa noqonaya caawa ciyaaryahankii shanaad ee u safta seddex kooxood oo ka tirsan Champions League

Sterling oo 27 jir ah ayaa la filayaa in uu kulankiisii ​​ugu horeeyay ee Yurub u safto kooxda Chelsea iyada oo marti u ah caawa  kooxda Dinamo Zagreb

Raheem Sterling ayaa Blues ku soo biiray suuqii xagaaga kadib markii uu isaga soo tagay kooxda Man City oo uu sanado badan u ciyaarayay.

Xiddiga Raheem Sterling ayaa noqon doona caawa xiddigii 5-aad e tartanka champions League u ciyaara 3 koxood oo kala duwan.

Waxa ay ka dhigan tahay hadii uu caawa safto Raheem Sterling in uu bareejeen doono xiddigo iyagana u soo saftay kooxo kala duwan kooxa haasoo liiska Champions league ku jiray

Sterling ayaa saftay 73 kulan Champions League, isagoo dhaliyay 24 gool, caawiyena ka ahaa 21 kale.

Ciyaartoyda ka soo muuqday Champions League seddex kooxood oo England ah

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme