CiyaaroSidaan Ayeey Noqon Kartaa Shaxda Graham Potter Tababaraha Cusub Ee Chelsea.

Sidaan Ayeey Noqon Kartaa Shaxda Graham Potter Tababaraha Cusub Ee Chelsea.

Kooxda chelsea ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa Tababare Graham Potter kaas oo ay ku badashay Thomas Tuchel oo shaqada ka tagay todobaadkan.

Graham Potter ayaa hogaamin kara chelsea kulankiisa ugu horeeya ee premier League marka ay Blues la ciyaari doonto kooxda Fulham.

Tababare Graham Potter ayaa fursad u haysta in uu xiddigaha chelsea tababar siiyo hal maalin kadib markii loo magacaabay tababarka isaga oo jimcaha hogaamin doona tababarkiisii ugu horeeyay.

Graham Potter ayaa sidii Tuchel ku ciyaara 3 difaac waxana ay arintaas ka caawinaysa in ay xiddiguhu si fudud ula qabsadaan shaxda tababaraha.

Tababare Potter ayaa sidaas darteed la sugayaa sida ay noqon doonto shaxdiisa ugu horaysa ee kooxda chelsea kulanka Fulham

Waxa la sii saadaaliyay sida ay noqon karto shaxda ugu horaysa ee uu Potter ku hogaamiyo kooxda chelsea.

The potential team this weekend.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme