CiyaaroShaxda Isku Dhafka Ah Ee Man United Vs Arsenal Oo La Soo...

Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Man United Vs Arsenal Oo La Soo Saaray Ka Hor Kulankooda Maanta.

Waxa la soo saaray shaxda isku dhafka ah ee kooxaha Man United iyo Arsenal ka hor kulankooda caawa ee horyaalka premier League.

Man United iyo Arsenal ayaa kulmi doona iyaga oo ku jira qaab ciyaareed cajiib ah isla markaas kulamadii ugu dambeeyay si fiican u ciyaaray.

Ka hor kulankooda caawa waxa la soo saaray shaxda isku dhafka ah iyaga oo la adeegsanayo xiddigaha taamka u ah kulanka caawa.

Labada kooxood ayaa ku hubaysan ama haysta xiddigo ka mid ah kuwa ugu fiican premier League isla markaas qaab ciyaareed fiican soo bandhigay ilaa haatan.

Kooxda Arsenal ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 7 xiddig halka ay Man United ku leedahay kaliya 4 xiddig.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme