CiyaaroShaxda Ay Arsenal Caawa Kaga Hor Tagi Karto Fc Zurich Kulankooda Europa...

Shaxda Ay Arsenal Caawa Kaga Hor Tagi Karto Fc Zurich Kulankooda Europa League.

Tababare Mikel Arteta ayaa la filayaa in uu is badal weyn ku sameeyo shaxdiisa kulanka caawa ay bilaaban donaan europa league.

Arsenal ayaa la ciyaari doonta kooxda Fc Zurich kulan ka tirsan wareega Group-yada tartanka Europa League xilli ciyaareedkan.

Gunners ayaa raadinaysa in ay ku soo laabato wadada guulaha kadib markii ay guuldaradii ugu horaysay kala kulantay Man United Axadii.

Kooxda Arsenal ayaa ku soo laabanaysa Europa League tan ilaa xilli ciyaareedkii 2020/2021 waxana ay doonayaan in ay guul ku bilowdaan.

Arteta ayaa xiddigaha ugu muhiimsan kooxda u nasin doona kulanka Everton ee Premier League sidaas darteed waxa uu kulankan ciyaarsiin doonaa xiddigaha aan sida joogtada ah ugu ciyaarin kooxda.

Xiddigaha cusub ee Turner, Marquinhos iyo Vieira ayaa la filayaa in ay kulankoodii ugu horeeyay ee kulan Rasmi ah ku bilowdaan shaxda Arsenal kulanka caawa.

This is how Arsenal could start against FC Zurich in the Europa League on Thursday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme