CiyaaroShanta Daafac Ee Ugu Fiican Adduunka Oo Neymar Magacaabay

Shanta Daafac Ee Ugu Fiican Adduunka Oo Neymar Magacaabay

Weeraryahanka Paris Saint-Germain Neymar ayaa doortay shan ka mid ah daafacyada ugu fiican adduunka, waxaana uu kusoo daray ciyaartoyda Manchester United iyo Chelsea.

Neymar waxa uu burburinayay daafacyada xirfadiisa ciyaareed oo dhan waxana uu ka hor tagay daafacyo badan intii uu ciyaarayay kubada cagta.

Neymar ayaa daafacyada Virgil Van Dijk, Ruben Diaz, Kalidou Koulibaly, Raphael Varane iyo  Antonio Rudiger u doortay daafacyada ugu fiican kubada cagta.

In aad ka hortimaado Van Dijk waa mid adag sababtoo ah daafac xoogan oo caqli badan, waxa uu garanayaa wakhtiga saxda ah ee ay tahay in uu kubada kugula loolamo iyo marka ay tahay in uu jalaafo kuu dhigo, arintaas waa mid ay adagtahay in aan la ciyaarto difaacyadaas oo kale Khalad ma sameeyaan”.

Ruben Dias waa daafac dhexe oo aad u wanaagsan waa xiddig orod badan waxa uu leeyahay tayo sidaas darteed way adagtahay in laga hor tago”.

si la mid ah (sida Dias) Isagu waa mid degdeg badan oo aad u xoog badan”.Marar badan ayaan ka horyimid Varane. Waa daafac dhexe oo aad u wanaagsan. Waa mid degdeg badan oo caqli badan, boos qaadashadiisa ayaa ah mid aad u fiican, waa xiddig aad u sareeya waana sababta uu koob walba ugu guulaystay”.

Waan jeclahay Rudiger. Waa daafac dhexe oo cabsi kugu rida. Aad buu u xoog badan yahay oo weyn! Ciyaartoyda qaar ayaa xoogaa cabsanaya”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme