CiyaaroRonaldo Mise Messi? Kevin De Bruyne Oo Magacaabay Xiddiga Uu Doorbidi Lahaa...

Ronaldo Mise Messi? Kevin De Bruyne Oo Magacaabay Xiddiga Uu Doorbidi Lahaa In Uu Ka Garab Ciyaaro.

Kevin De Bruyne ayaa jawaab aad u fiican ka bixiyay mar la weydiiyay Xiddiga uu doorbidayo inuu la ciyaaro Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi.

Xiddiga kooxda Man City ee Manchester City ayaa doortay Ronaldo xilli uu kubad sameeyuhu shaaca ka qaaday sababta uu Ronaldo uga doortay Messi.

Xiddiga reer Belguim ayaa sheegay in uu doorbidi lahaa in uu ka garab ciyaaro Xiddiga Man United sabab la xidhiidha in uu Ronaldo yahay Gool dhaliye marka loo bar-bar dhigo Messi oo dhinaciisa ah kubad sameeye.

“Waxa aan doorbidi lahaa  Ronaldo sababta oo ah waa xiddig weeraryahan gool dhaliye ah, marka loo bar-bar dhigo Messi oo kubad sameeye ah”ayuu yidhi

“anigu Waxaan ahay kubad sameeye waxa aan ka garab ciyaari karaa weeraryahan”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme