CiyaaroRonaldo ayaa laga yaabaa in uu heshiis cusub u saxiixo Man United

Ronaldo ayaa laga yaabaa in uu heshiis cusub u saxiixo Man United

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa laga yaabaa in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Man United si uu u sii joogo xilli ciyaareedka dambe.

Ronaldo ayaa isku dayay mar in uu ka tago kooxda red divels xagaagan balse ma suuragalin sababo la xiriira in ayna jirin koox doonaysa saxiixiisa.

Si kastaba ha ahaatee, wargeyska ESPN ayaa xaqiijisay in Ronaldo lagu qancin karo in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda isla markaasna sii joogi doono kooxda ku ciyaarta Old Trafford.

sidoo kale waxa jira shardi ay kooxdu hal sano oo dheeri ah ugu kordhin karto heshiiska xiddiga.

sidaa oo ay tahay Ronaldo ayaan si joogto ah ugu ciyaarin Man United xilli ciyaareedkan xilli uu Erik Ten Hag inta badan badal ku soo galinayay xiddiga qaybta dambe ee ciyaarta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme