Lamine Yamal “wuxuu noqon karaa xiddiga ku “Ronaldinho, IYO Lionel Messi ” ee Barcelona, ayuu yiri Rafa Marquez, iyadoo da’yarka cajiibka ah lala mid dhigay Ronaldinho iyo Lionel Messi.
MAXAA DHACAY?
Isaga oo 16 sano jir ah, Yamal oo ka soo qalin jabiyay La Masia ayaa durbadiiba qeyb ka ah kooxda koowaad ee Camp Nou iyo rikoor jabin iyo gooldhaliyaha xulka qaranka Spain . Da’da yar ee kartida leh waxay u muuqan doontaa inuu adduunku ku txgalin doono cagihiisa.