CiyaaroRobert Lewandowski Oo Karim Benzema Ku Garaacay Rikoodh Champions League ah U...

Robert Lewandowski Oo Karim Benzema Ku Garaacay Rikoodh Champions League ah U yaalay,

Xiddiga kooxda Barcelona ee Robert Lewandowski ayaa kaalinta 3-aad ka galay taariikhda xiddigaha ugu goolasha badan champions League.

Xiddiga Robert Lewandowski ayaa 3 gool u dhaliay kooxdiisa kulankii ay Barcelona garaacday Viktoria Plzen kulan ka tirsanaa wareega Group-yada tartanka champions League.

Xiddiga reer Poland ayaa dhaafay xiddiga Karim Benzema kaas oo markii hore ahaa xiddiga 3-aad ee ugu goolasha badan.

Robert Lewandowski ayaa dhaliyay 89 gool waxana uu ka dambeeyaa kaliya xiddigaha Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi kuwaas oo ugu goolal badan taariikhda tartanka.

  1. Cristiano Ronaldo – 141 goals
  2. Leo Messi – 125 goals
  3. Robert Lewandowski – 89 goals
  4. Karim Benzema – 86 goals
  5. Raul – 71 goals

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme