CiyaaroRobert Lewandowski ayaa sii dheeraystay hogaanka gool dhalinta La Liga

Robert Lewandowski ayaa sii dheeraystay hogaanka gool dhalinta La Liga

Weerar yahanka reer Poland ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku bilowday gudaha Spain wuxuuna haatan dhaliyay 9 gool todobadii kulan ee ugu horeeyay xili ciyaareedkan la liga

Xiddiga reer Poland ayaa u muuqda mid ayna cidna joojin karin xilli ciyaareedkan isaga oo kooxdiisa ku hogaaminaya guulo kulanba kulanka ka dambeeya.

Lewandowski ayaa sadex gool ka horeeya haatan xiddiga ugu soo dhaw oo ah xiddiga Borja Igesias kaas oo isagana dhaliyay 6 gool.

Sidoo kale Waxa kaalinta 3-aad ku jira xiddiga Real Madrid ee Vini Jir kaas oo isna gool ka dhaliyay Osasuna kulankii ay kooxdiisu bar-baraha gashay.

Hadaba Halkan hoose Kaga bogo xiddigaha u tartamaya gool dhalinta La Liga xilli ciyaareedkan:

# Player Team Age Nationality Goals
1. Robert Lewandowski Barcelona 34 Poland 9
2. Borja Iglesias Real Betis 29 Spain 6
3. Iago Aspas Celta Vigo 35 Spain 5
4, Vinicius Júnior Real Madrid 22 Brazil 5
5. Álvaro Morata Atlético Madrid 29 Spain 4

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme