CiyaaroRio Ferdinand ayaa sheegay in Reece James uu ka fiican yahay Alexander-Arnold

Rio Ferdinand ayaa sheegay in Reece James uu ka fiican yahay Alexander-Arnold

Rio Ferdinand ayaa sheegay in Reece James uu ka fiican yahay daafaca midig ee Trent Alexander-Arnold kadib bandhiggii wacnaa ee uu xiddiga Chelsea ka sameeyay kulankii AC Milan ee xallay

Ferdinand ayaana sharaxay sababta uu u aaminsan yahay in James uu haatan ka fiican yahay xiddiga Reds-ka ee Alexander-Arnold.

Marka uu kubada haysto, James waxa uu u fiicanyahay Sida Trent Alexander-Arnold   laakiin daafac ahaan, James ayaa ka heer Sareeya Trent Alexander-Arnold  ”ayuu Ferdinand yidhi.

Taasi waa farqiga u dhexeeya xilligan. labada xiddiga ayuu sii raaciyay

Ciyaartoyda ugu fiican waxay leeyihiin xafiiltan, wayna is riixaan, Aniga ahaan Reece ayaa haatan ila fiican ayuu sii yidhi Ferdinand

Sidoo kale waxa uu sheegay in Alexander-Arnold uu ka bixi doonaa xaalada adag ee uu haatan  ku jiro”.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme