CiyaaroRio Ferdinand ayaa qirtay inuu ku qaldanaa hadalo uu horay u yidhi,...

Rio Ferdinand ayaa qirtay inuu ku qaldanaa hadalo uu horay u yidhi, taas oo ah ah in Christian Eriksen uu ku habooneen Kooxda

Ciyaaryahankii hore khadka dhexe ee Tottenham iyo Brentford ayaa si fiican ula qabsaday kooxda Erik ten Hag, isagoo ku soo bilowday dhammaan lixdii kulan ee Premier League  ee United xilli ciyaareedkan.

Eriksen ayaa united ugu soo biiray heshiis saddex sano ah bishii July kooxda Brentford. 30-sano jirkaan ayaa ka mid ahaa imaatinka sida aadka ah loo hadal hayay ee suuqa kala iibsiga xagaaga,

hasa ahaatee United ay la kulmeen guuldarooyin bahdil ah oo ay kala kulmeen kooxaha Brighton iyo Brentford,

Wixii intaa ka danbeeyay United ayaa diiwaan gashatay afar guul oo xiriir ah si ay u soo gasho kaalinta shanaad ee horyaalka. halka uu Eriksen  saameyn ku lahaa kulankii ay United 3-1 kaga badisay kooxda Arsenal

Si kastaba ha ahaatee Rio Ferdinand ayaa gacmaha kor u taagay wuxuuna qirtay inuu dhayalsaday saamaynta uu Christian Eriksen ku leeyahay kooxda Manchester United

Rio Ferdinand ayaa yidhi runtii waa cajiib ma fileeyn in Eriksen saameeyn intaan la ek lasoo bixi doonaa balse waxa uu muujiyay awoodiisa ciyaareed iyo tayadiisa togan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme