CiyaaroReal Sociedad Oo Cagta Marisay Manchester United.

Real Sociedad Oo Cagta Marisay Manchester United.

Real Sociedad ayaa guul ku timid gool rigoore ah waxa ay ka gaareen United , waxa ayna ciyaarayeen lugta koowaad ee  wareegga Groupyada tartanka Europa League

Sheekada ciyaarta :Qeybta koowaad  : United awoodda jir ahaaneed waa fiicnaayeen kaliya waxaa ka maqnaa in go`aanada sedexda xagalka noqdaan kuwo wax ku ool ah

Sidaas oo ay tahay labada koox fursado xaqiiq ah iskuma aysan sameyn , waxa ayna ciyaarayeen lugta koowaad ee  wareegga Groupyada tartanka Europa League

Kooxda Real Sociedad waxa ay ku fiicnaayeen soo dhisidda kubadda , waliba waxaa United qaldayay David Silva oo garab bug ah ciyaarayay

United waxaa ka dhacayay qaladaad ah in durba qaldayeen dhisidda kubadaha rogaal celiska ah

Qeybta labaad United waa ku fiicnaayeen cadadiska balse daafac adag ayay wajaahyeen

Kooxda reer Spain waxa ay ku tiirsanaayeen kubada rogaal celiska ah , waxa ayna heleen rigoore ay dhaliyeen daqiiqadii 59-aad

Ronaldo aad ayuu u dhaq dhaqaayay balse waxaa dilayaay go`aan qaadasho deg deg ah

Kooxda reer Spain ayaa  waxa ay ciyaarayeen kubad degan oo kalsooni ku dhisan waxa ayna ugu dhameeyeen  halkaas gool kooxda man United

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme