CiyaaroRB Salzburg, Borussia Dortmund, iyo Man City Erling Haaland Oo Isku...

RB Salzburg, Borussia Dortmund, iyo Man City Erling Haaland Oo Isku Qoray Taariikhda Champion-ka

Erling Haaland ayaa laba gool dhaliyay kulankiisii ​​ugu horeeyay ee Champions League ee Man City isagoo dhigay rikoor cusub oo champions league ah

Erling Haaland ayaa kaliya 19 taabasho kubbada uu sameeyay  kubbada laba gool ku dhaliyay

Haaland ayaa haatan gool u kala dhaliyay kooxaha RB Salzburg, Borussia Dortmund, iyo Man City kulan kasta oo ay qeyb ka ahaayeen tartanka qaarada yurub ee Champions leagu

Kadibna wuxuu bartiisa Twitter-ka ku soo qoray: “#UCL waa soo laabtay waana jeclahay!”

Haaland waa ciyaartoygii abid ugu horeeyay ee 25 gool ka dhaliya 20kii kulan ee ugu horeeyay Champions League

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme