CiyaaroRASMI" Reece James ayaa u saxiixay qandaraas cusub Kooxda Chelsea oo shan...

RASMI” Reece James ayaa u saxiixay qandaraas cusub Kooxda Chelsea oo shan sano ah,

Daafaca kooxda Chelsea Reece James ayaa qalinka ku duugay heshiis cusub oo kooxda ku sii hayn doona ilaa 2027.

Daafaca midig kaasoo ka soo baxay  akadeemiyada Chelsea ee Reece James ayaa kooxda Thomas Tuchel u gacan geliyay heshiis waqti dheer ah.

James ayaa yiri hishiiska kadib. “Ma sugi karo inaan arko waxa mustaqbalka noqon doono, waxaana hubaa inaan fursad u heli doono inaan koobab badan ku guuleysano, waxaan ku soo koray inaan taageero kooxdan, waxaana halkaan joogay tan iyo markii aan lix jirsaday waayo tani waa kooxda aan doonayay waligey inaan joogo.

22-sano jirkaan ayaa u tartamaya boos ka mid noqoshada xulka England ee Koobka Adduunka 2022 ee Qatar sanadkan, waxaana uu rajeynayaa inuu sare u qaado fursadiisa uu ku heli karo booska daafaca midig isagoo sii wada bandhigiisa xoogan ee London.

sidoo kale Chelsea iyo James ayaa ciyaaraya talaadada waxeyna la ciyaarayaan Dinamo Zagreb kulankoodii ugu horeeyay ee Champions League xilli ciyaareedkan.

Si kastaba ha ahaatee Halyeyada Blues ka qaarkood ayaa warkaan hishiis kordhinta ah ku farxay iyagoo barahooda tweter-ka qoraal soo dhigay

James Tweet 1

Waxay ahayd tallaabo sax ah labada dhinacba

James Tweet 2

Miyuu yahay kan adduunka ugu fiican?

Reece James tweet3

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme