CiyaaroPuyol: “Ma daahayo Ku soo laabashada Messi ee Barcelona,

Puyol: “Ma daahayo Ku soo laabashada Messi ee Barcelona,

Carles Puyol ayaa ka dhawaajiyay in Lionel Messi lagu soo dhaweyn doonaa Barcelona haddii uu doonayo inuu xirfadiisa ciyaareed ku dhameysto kooxda ka dhisan Camp Nou, Carles Puyol

soo laabashada Messi,” ayuu u sheegay suxufiyiinta. Carles Puyol inuu “Hal sano uga hartay qandaraaskiisa psg, wax badan ayaana dhici kara ayuuna sii raaciyay sidoo kale Waxay ku xiran tahay arinkaan ayuu yiri Xavi iyo Joan Laporta, laakiin mar walba waa lagu soo dhaweyn doonaa Barca ayuu hadalkiisa kusoo xiray.”

Xiddiga reer Argentine ayaa si xor ah uga tagay Barca sanad ka hor waxana uu u saxiixay heshiis laba sano ah kooxda PSG. Si kastaba ha ahaatee, madaxweynaha Joan Laporta iyo tababare Xavi ayaa doonaya inay dib ugu soo celiyaan 35 jirkaan kooxda, sidoo kale saaxiibkii hore ee Carles Puyol ayaa ah isagana qofkii ugu dambeeyay ee fikirkaas taageeray.

waqtigii uu la joogay kooxda reer France ayaan gabi ahaanba u dhicin sidii qorshuhu ahaa. Isaga iyo saaxiibkiis Neymar ayaa si joogta ah ugu oriyay taageerayaasha psg xilli ciyaareedkii hore ka dib markii ay ka hareen Champions League.

Si kastaba ha ahaatee, Messi iyo PSG ayaa si fiican ku bilowday xilli ciyaareedkan, waxaana loo arkaa inay u sharaxan yihiin ku guuleysiga tartanka Yurub.

Xiddiga todobada jeer ku guuleystay Ballon d’Or ayaa ka dhaliyay Ligue 1 seddex gool ilaa haatan xilli ciyaareedkan, halka uu sidoo kale diiwaan gashtay shan caawin.

Heshiiska Messi ee PSG ayaa dhamaan doona dhamaadka xiliciyaareed kaan,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme