CiyaaroPSG Ayaa Isha Ku Haysa Caawa In Ay Bar-Barayso Rikoodh Ay Real...

PSG Ayaa Isha Ku Haysa Caawa In Ay Bar-Barayso Rikoodh Ay Real Madrid Horay Uga Dhigtay Champions League.

Paris Saint-Germain ayaa doonaysa in ay bar-barayso rikoodh ay Real Madrid champions League ka dhigtay marka ay caawa la ciyaari doonto kooxda Maccabi Haifa kulan ka tirsan champions League.

Kooxda reer France ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo guul 2/1 ah ka gaadhay kooxda Juventus kulankii todobaadkii hore.

PSG ayaa gool dhalin cajiib ah ku jirtay xilli ciyaareedkan waxana ay doonaysaa in ay sii wado arintaas kulanka caawa ee champions League.

Kadib markii ay gool dhalisay 39 kulan ee hore ee wareega Group-yada kooxda PSG ayaa isha ku haysa in ay bar-barayso rikoodh ay Real Madrid ka dhigtay champions League.

Hadii ay kulanka caawa dhaliso gool kooxda PSG ayaa sidaas ku dhalinaysa gool kulankii 40-aad ee champions League wareega Group-yada.

Waxana ay bar-barayn doontaa Rikoodhkaas oo ay Real Madrid horay uga samaysay tartanka champions League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme