CiyaaroPatrice Evra Ayaa Saadaliyay Kulanka Arsenal & Liverpool Ee Axada

Patrice Evra Ayaa Saadaliyay Kulanka Arsenal & Liverpool Ee Axada

Halyeeyga Kooxda Man United ee Patrice Evra ayaa saadaaliyay kulanka ugu xiisaha badan premier League todobaadkan ee dhex mari doona kooxaha Arsenal iyo Liverpool.

Arsenal oo qaab ciyaareed fiican ku jirta ayaa marti galin doonta kooxda dhibaatoonaysa ee Liverpool kulan ka dhici doona Emirates.

Gunners ayaa isha ku haysa guusheedii 8-aad ee premier League halka ay Liverpool doonayso in ay gaadho guusheedii 3-aad ee premier League xilli ciyaareedkan.

Patrice Evra oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”Run ahaantii waan ka taabay Sida ay u ciyaartay Arsenal ilaa aatan xilli ciyaareedka”.

Kulanku waa mid u weyn labada kooxood waxana aan arkaa in ay Arsenal badinayso kulanka, waxa aan rumaysanahay in ay ku badin doonto 3/2″ayuu sii raaciyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme