CiyaaroNasser Al-Khelaifi ayaa dib u weeraray Barcelona: Wax walba oo ay sameeyeen...

Nasser Al-Khelaifi ayaa dib u weeraray Barcelona: Wax walba oo ay sameeyeen waa la baari doonaa!

Barcelona waxa ay xagaagii u dambeeyay dareen ka abuurtay Mercato oo ku saabsan hababka iyo xeerarka dhaqaale wanaaga ee kooxaha Yurub inteeda kale, waana tan uu mar kale ka hadlay madaxweynaha kooxda Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi.

Barcelona waxay ku guulaysatay inay diiwaangeliso dhammaan heshiisyadii xagaaga ee ay soo gebogebaysay xilli ciyareedkan cusub inkasta oo ay jirto dhibaato dhaqaale oo daran oo ay la kulantay kooxda,

hadana faa’iidada dhaqaale ee ay samaysay, iyo kharashyada iibinta hantida, waxay ka dhigtay mid waafaqsan xeerarka maaliyadeed ee “La”. Liga”, kaas oo Al-Khelaifi uu shaki galiyay guud ahaan arrimahaas

Nasser Al-Khelaifi oo mar ka hadlayay arintaa ayaa yidhi, Tani ma cadaalad baa

Wuxuu intaas ku daray: “Haddii ay u oggolaadaan inay sidaas sameeyaan, kuwa kale ayaa raaci doona, “UEFA” dabcan waxay leedahay xeerar u gaar ah, hubaal waxay eegi doonaan wax walba ayuu raaciyay

wuxuuna ku daray, “Xeerarka maaliyadeed ee cusub waa horumar wanaagsan. Laakiin waa inaan taxaddarnaa. Heerarka khatarta ah ee deynta iyo heshiisyada (sixirka) maaha waddo sax ah ayuu kusoo gabagabeeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme