CiyaaroNapoli Ayaa Xasuuq & Bahdil isugu Dartay Kooxda Liverpool iyadoo 4-1 Ku...

Napoli Ayaa Xasuuq & Bahdil isugu Dartay Kooxda Liverpool iyadoo 4-1 Ku Garaacday,

Liverpool ayaa la kulantay riyo xun oo Champions Leaque-ga ah kadib markii ay Napoli xasuuqday

Liverpool ayaa guul darro xanuun badan kala kulantay kooxda Napoli , waxa ayna uga talaabsadeen 4/1 xilli qeybtii hore wiilasha reer Italy iska qasaariyeen

Napoli waxa ay ka faa`ideysteen qaladaad ka dhacayay daafaca iyo qadka dhexe kooxda Reds-ka, waxa ayna wiilasha Klopp soo bandhigeen in aysan u ciyaarin qaab wada jir

balse xaalada waxey sii xumaatay markii kooxda Liverpool  loogu daray sedex gool oo nadiif ah waana markii sedexaad taariikhda ay arintaani ku dhaceyso Reds-ka iyadoo la joogo Champion league

Napoli weerar ahaan iyo nooca rogaal celiska ah aad ayay u wacnaayeen  xilli daafac ahaana ay u  foojignaayeen

Liverpool qaladka ugu waxa ay aheyd dhanka dookha shaxda macalinka uu ku soo galay ee qadka dhexe xilli garbaha wiilasha Klopp ay  ahaayeen kuwo liitay

Liverpool maskxiyan xitaa waa niyad  jabeen qeybta labaad inakstoo kubadda isku dayayeen in ay la qeybsadaan Napoli

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme