CiyaaroMidkee Fiican La Liga & Bundesliga? Robert Lewandowski Oo La Weydiiyay Muxuuse?

Midkee Fiican La Liga & Bundesliga? Robert Lewandowski Oo La Weydiiyay Muxuuse?

Xiddga weerarka uga ciyaara Barcelona ee Robert Lewandowski ayaa sheegay in uu horyaalka Bundesliga ka fiicanyahay kana adag yahay horyaalka La Liga.

Xiddiga Robert Lewandowski ayaa qaab ciyaareed fiican ku soo bandhigay kooxda Barcelona tan ilaa markii uu kaga soo biiray Bayern Munich xagaagii.

Xiddiga Lewandowski ayaa si fiican u garanaya Bundesliga maadama uu 9 sano joogay halkaas waxana uu haatan ka ciyaarayaa horyaalka La Liga oo uu si fiican ula qasbaday.

Bundesliga ayaa shaki la’aan ka adag La Liga, dhinaca jir ahaanta, Spain kooxuhu waxa ay ciyaarayaan kubada laakiin difaac ahaan ma ciyaaraan”ayuu Lewandowski yidhi.

Lewandowski ayaa 8 gool ka dhaliyay Horyaalka La Liga kadib markii uu ciyaaray 6 kulan ilaa haatan xilli ciyaareedkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme