CiyaaroMessi Waxaan u dagaalami doonaa ku guuleysiga Koobka Adduunka”

Messi Waxaan u dagaalami doonaa ku guuleysiga Koobka Adduunka”

Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain iyo xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa ka hadlay caqabadaha sugaya xilli ciyaareedkan.

Lionel Messi ayaa wareysi uu siiyay “TUDN Mexico” wuxuu kaga hadlay: “Hadafka Paris waa cad yahay, kaasoo ah ku guuleysiga Champions League.”

Wuxuu intaas ku daray “Waa xilli ciyaareed aan caadi aheyn, sababtoo ah Koobka Adduunka waxaa la qaban doonaa xilliga jiilaalka, laakiin Champions League waa tartan adag, kan ugu fiican mar walba kuma guulaysto koob, tafaasiishana waa muhiim, hal qalad ayaa laga yaabaa inuu keeno inaad ka baxdo.”

“Laakiin waxaan diyaar u nahay waqtiyo adag, waxaana ka noqon karnaa mas’uul.”

“Waxaan diyaar u nahay inaan wajahno koox kasta oo naga soo horjeeda, shaqaalaha farsamada ayaa si adag uga shaqeynaya inay soo rogaan qaab ciyaareedkooda, ha noqoto koox kasta ee kahor yimaadaan.”

“Koobka Adduunka waa tartan adag, faahfaahin yar ayaa laga yaabaa inay horseedi karto in laga baxo, laakiin waan diyaar u nahay inaan tartano, si adag ayayna u dagaalami doontaa.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme