CiyaaroMessi Oo Jabiyay Rikoodh Kale Oo Uu Ronaldo Dhigay

Messi Oo Jabiyay Rikoodh Kale Oo Uu Ronaldo Dhigay

Xiddiga kooxda PSG iyo xulka qaranka Argentine ee Lionel Messi ayaa wali sii wada jabinta rikoodhada Xiddiga ay xafiiltamaan ee Cristiano Ronaldo.

Lionel Messi ayaa guul ku hogaamiyay xulkiisa kulan ay la ciyaareen xulka Jamaica kulan kasoo ka tirsanaa isku diyaarinta xulkiisa ee koobka adduunka.

Messi ayaa xulkiisa u dhaliyay gool cajiib ah oo  laad xor ah waxana uu goolkaas ku dhaafay xiddiga ay xafiiltamaan ee Cristiano Ronaldo.

Goolkaas ladka xorta ah ayaa ah goolkii 59-aad ee uu Lionel Messi dhaliyay waxana uu dhaafay Cristiano Ronaldo oo ay bar-baro ahaayeen isla markaas dhaliyeen min 58 gool oo laad xor ah.

Lionel Messi ayaa xilli ciyaareedkan jabiyay rikoodho badan oo Cristiano Ronaldo dhigay waxana ugu dambeeyay laadkii xorta ahaa ee uu dhaliyay kulankii xalay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme