CiyaaroMbappe: Waxaan qandaraaska u cusbooneysiiyay madaxweynaha Faransiiska dartiis..

Mbappe: Waxaan qandaraaska u cusbooneysiiyay madaxweynaha Faransiiska dartiis..

Mbappe ayaa daaha ka qaaday doorkii Macron uu ku qanciyay inuu dib u cusbooneysiiyo hishiiska kooxda, kadib markii uu u yeeray oo uu ku cadaadiyay inuu sii joogo horyaalka Faransiiska, islamarkaana uu diido dalabka Real Madrid.

Mbappe ayaa wareysi uu siiyay wargeyska Mareykanka kasoo baxa ee “The New York Times”, ayaa daaha ka qaaday muuqaaladii uu la yeeshay madaxweynaha Faransiiska, 

Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain oo ka hadlaya waraysigii uu la yeeshay Macron ayaa yidhi: “Weligay uma malaynayn in aan madaxweynaha kala hadli doono mustaqbalkayga, mustaqbalka xirfadayda, marka waxa ay ahayd mid waali ah”.

Wuxuu intaas ku daray: “Wuxuu igu yiri: waxaan rabaa inaad joogto, ma rabo inaad hadda aado Real madrid, waxaad aad muhiim u tahay dalka

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu intaasi ku daray in marka uu Madaxweynaha dalka uu sidaasi kuu sheego runtii Aad ayeey muhiim u tahay hadalkiisa ayuu sii raaciyay xiddiga

Laacibka reer France ayaa intii lagu guda jiray wareysiga la weydiiyay suurtogalnimada uu ku aadayo Real Madrid mustaqbalka,

Mbappe ayaa yidhi Weligaa ma ogaan kartid mustaqbalka waxa dhacaya, balse waxaan dareemayaa in Real Madrid ay tahay gurigayga oo kale yaraanteydana waan jeclaa waan se aadi doonaa mar un ayuu kusoo gabagabeeyay hadalkiisa

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme