CiyaaroMbappé oo Sheegay waqtiyadii ugu adkaa waayihiisa ee uu soo maray

Mbappé oo Sheegay waqtiyadii ugu adkaa waayihiisa ee uu soo maray

Kylian Mbappé ayaa tilmaamay inuu ku noolaa maalmihiisii ugu adkaa markii Paris Saint-Germain ay 2020-kii finalka Champions League ka qaaday Bayern Munich, kaddib markii ay ku guuldareysteen 1-0, xilli goolkaas uu dhaliyay Kingsley Coman.

Laacibka reer France iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa wareysi uu bixiyay, wuxuu ku sheegay:

“Guuldarrada saamaynta ugu wayn igu leh? Guuldaradii finalka Champions League ee Bayern Munich 2020.”

“Guuldarradii Bayern Munich ayaa iga dhigtay inaan ooyo.”

“Waad aragtaa koobka laakiin waxaad ogtahay inuusan adiga dhankaaga ahayn, haddii aan runta ka hadlo, guuldarradaas ayaa iga dhigtay inaan ooyo, markaas oo kale waxaad rabtaa inaad keligaa ahaato.” Ayuur yiri Mbappé.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme