CiyaaroMaxuu Pep guardiola Ka Yiri Dadka Is Bar-bar Dhigaya Messi Iyo Haaland?

Maxuu Pep guardiola Ka Yiri Dadka Is Bar-bar Dhigaya Messi Iyo Haaland?

Tababaraha Man City Pep ayaa carabka ku adkeeyay in mustaqbalkiisa kooxda uusan ku xerneyn weeraryahankiisa Haaland

Haaland ayaa furtay bankiga gool dhalinta , waxa uuna 5 kulan kaliya dhaliyay 9 gool iyadoo uu nooqday laacibkii ugu horeeyay ee sidaasi sameeya taariikhda EPL ka.

Si kastaba ha ahaatee pep guardiola ayaa yidhi Ma jirto dhibaato aan ku qabo la shaqeynta Haaland? waa 22 sano jir haatan laakiin marka 23 sano uu gaaro ayay xaaladda adkaan kartaa” ayuu si kaftan leh u yidhi

Mar uu ka hadlayay is bar bar dhigga Messi iyo Haaland waxa uu tababare Pep yiri ” aad ayaan ula dhacsanahay dadka awooda saadaalinta leh balse Anigu wax badan kama sheegi karo waxa mustaqbalka dhacaya dabcan messi waa xiddig caajib ah Haaland na waa ciyaaryahaan mustaqbal leh haatan waan se arki doona waxa uu la soo baxo xiddigeyga

“Bilo ka hor waxa ay lahaayeen Haaland waa ku adag tahay la qabsiga EPL ka balse haatan rikooro ayuu dhigayaa hadaba beri waxa dhacaya ma aqaan , sidaas oo ay tahay qiyaas waxa dhici kara laba sanno gudahood” ayuu sii raaciyay tababare Pep

dhanka kale waxaa la weydiiyay in joogitaanka Haaland uu saameyn karo mustaqbalkiisa City maadaama hishiiskiisa uu ku siman yahay xagaaga 2023-da waxa uuna yiri ” aniga City ayaan u shaqeynayaa ee ma aha maslaxadda  Haaland”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme