Friday, December 8, 2023
More
    HomeCiyaaraha MaantaMaxaad Ka Doontay Sucuudiga? Wixii Xalay Ku Dhacay Jordan Henderson Oo Kabtan...

    Maxaad Ka Doontay Sucuudiga? Wixii Xalay Ku Dhacay Jordan Henderson Oo Kabtan Looga Dhigay Xulka England

    Xiddiga reer England ee Jordan Henderson ayaa garoonka ka baxay xalay isagoo ay ku oorinayaan oo ay ku qaylinayaan taageereyaasha xulka qaranka England oo ka cadhaysnaa in laacibkan uu tegay horyaalka waddanka Sucuudiga oo uu lacago malaayiin ah ka qaadanayo.

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    Must Read