CiyaaroMan United Mise Arsenal? Paul Merson Oo Saadaaliyay Kulanka Adag Ee Premier...

Man United Mise Arsenal? Paul Merson Oo Saadaaliyay Kulanka Adag Ee Premier League

Halyeeyga Arsenal ee Paul Merson ayaa saadaaliyay kulanka adag ee caawa dhex mari doona kooxaha Arsenal iyo Man United kana tirsan premier League.

Paul Merson ayaa saadaaliyay in uu kulanku ku dhamaan doono bar-baro isla markaas ay labada kooxood kala qaybsan doonaan dhibcaha kulanka.

“Kulankan waxa uu tijaabo weyn u yahay Arsenal, waxa ay badiyeen 5-tii kulan ee ay ciyaareen waxana muhiim ah in aan laga badin kulankan, hadii ay Old Traffor aadaan oo ay bar-baro kala yimaadaan waa natiijo fiican”ayuu Merson yidhi.

“Waxa aan qabaa in uu Ronaldo ku bilaaban doono kulanka sidoo kale Casemiro ayaa ku bilaaban doona”ayuu sii raaciyay.

“Hadii aan saadaaliyo natiijada kulanka waxa aan qabaa in uu ku dhamaan doono bar-baro 1/1 ah”ayuu sii raaciya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Subscribe Today

GET EXCLUSIVE FULL ACCESS TO PREMIUM CONTENT

SUPPORT NONPROFIT JOURNALISM

EXPERT ANALYSIS OF AND EMERGING TRENDS IN CHILD WELFARE AND JUVENILE JUSTICE

TOPICAL VIDEO WEBINARS

Get unlimited access to our EXCLUSIVE Content and our archive of subscriber stories.

Exclusive content

- Advertisement -

Latest article

More article

- Advertisement -Newspaper WordPress Theme